Weerar toorey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada London (Daawo Sawirada)

Nin toorey watay ayaa weerar ku qaaday dad marayay buundada magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska, waxaana markii dambe booliiska toogteen ninkii weerarka ka dambeeyay. Warbaahinta dalka Ingiriiska ayaa ku waramay in ninkan tooreyda watay uu la dhacay dhoor qof oo buundada marayay, waxa uu sidoo kale ninkan xirnaa suun macmal ah uu ka dhigayay … Continue reading Weerar toorey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada London (Daawo Sawirada)